Somalia oo ka qeyb galaysa shirka 49-aad ee Wasiirada Arrimaha Dibada OIC (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad ee Golaha Wasiirada Arrimaha Dibada ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Shirkaasi oo ka dhacay magaalada Nouakchott waxaa mudada uu socdo looga hadli doonaa arrimo la xiriira amniga  iyo Xasiloonida dalalka ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). … Continue reading Somalia oo ka qeyb galaysa shirka 49-aad ee Wasiirada Arrimaha Dibada OIC (Sawirro)